Kulan Wadareedka Dardar Galinta Hiigsiga Xukuumada Jubbalad oo la daahfuray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shaqooyinka Wasaaradaha ay yihiin laf dhabarta Shaqooyinka Dowlada taas oo hadii si hufan loo qabto wax weyn kusoo kordhinaysa hiigsiga Xukuumada ee fulinta adeegyada bulshada loo hayo. Waxaa Madaxweynahu … Continue reading Kulan Wadareedka Dardar Galinta Hiigsiga Xukuumada Jubbalad oo la daahfuray (Sawirro)